Waa kuma Tim Mynett, seyga cusub ee Ilhan Cumar?
12 Maarso 2020 Xigashada Sawirka, Heavy Ilhan Cumar iyo seygeeda Xildhibaan Ilhaan Cumar oo katirsan Congress-ka Mareykanka, lagana soo doorta Minnesota ayaa shaacisay inay aqal gashay. Ilhan ayaa barteeda Instagram-ka soo dhigtay sawir iyada iyo seygeed cusub, Tim Mynett, iyadoo ku qortay: "Waan guursaday, waxaan lamaane ku ahayn siyaasadda, haddana waxaana ku nahay noolasha, waa